Ahlu-Sunna: "Dowladda waxaan ka dalbaneenaa in ay hirgiliyaan hishiiskii aan wada gaarnay"

0
Wednesday February 26, 2014 - 12:15:43 in Wararka by
  • Visits: 1635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ahlu-Sunna: "Dowladda waxaan ka dalbaneenaa in ay hirgiliyaan hishiiskii aan wada gaarnay"

    Maamulka Ahlu-Sunna Wal-jamaaca Gobolada Dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbadeyn in loo hirgiliyo hishiis ay horay Dowladda ula gashay maamulkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Ahlu-Sunna Wal-jamaaca Gobolada Dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbadeyn in loo hirgiliyo hishiis ay horay Dowladda ula gashay maamulkaasi. Guddoomiyaha Saddexda Gole ee  Ahlu-sunna Sheekh Ibraahin Guureeye oo ka hadlaye Magaalada Caabudwaaq, ayaa wuxuu sheegay in Dowladda Federaalka ay uga fadhiyaan hirgelinta heshiiskii ay wada galeen.

Qodobo  heshiiskaasi  kamid ah ayaa waxa ay noqonayaa:

1. In dhamaan ciidamada Ahlsu Suna, Hubkooda iyo Gaadiidkooda dagaalba lagu wareejiyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayagoo ka mind noqonaya ciidamada qalabka si ay u helaan xaquuqdooda ciidan-nimo.

2. In laga bixiyo kharashaadkii iyo deymihii Ahlu suna ku galay la dagaalankii Khawaarijta Al shabaab, kharashkaas oo dhan 5 Million oo dollar, waxaana leysla  gartay in jadwal taariikheysan iyo guddi farsamo loo saaro qaabkii deymahaas loo bixin lahaay.

3. Dowladdu waxay la wareegeysaa maamulada degmooyinka gobolada dhexe ee Ahlu suna gacanta ku heyso, kuwaas oo si toos ah u hoos imaanaya      Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay xaquuqdoodii u helaan.

Wixii kusoo kordho isha ku haay shabakada www.warsheekh.com insha allh
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip