Xulka Spain oo la shaaciyay iyo wajiyo cusub oo ka dhex-muuqanayo

0
Saturday March 01, 2014 - 21:04:22 in Sports by
  • Visits: 1756
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Spain oo la shaaciyay iyo wajiyo cusub oo ka dhex-muuqanayo

    Tababaraha xulka qaranka Spian ayaa magcaabay liiska xiddigaha xulkiisa ciyaaraya kulanka saxibtinimo ee Italy.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha xulka qaranka Spian ayaa magcaabay liiska xiddigaha xulkiisa ciyaaraya kulanka saxibtinimo ee Italy.

Ciyaaryahanka weerarka kaga ciyaara kooxda Atletico Diego Costa ayaa loogu yeeray xulka waxaana uu ciyaarayaa kulankisii ugu horeeyay.

Iyadoona sidoo kale Del Bosque uu u yeeray xiddiga qadka dhexe ee kooxda Bayer Munich Thiago. Alcantara

Xiddiga qadka dhaxe ee manchester Unite juan Mata ayaa sidoo kale liiska laga saaray taas oo layaab badan galisay tageerayaasha xulka qaran Spain.

Sidoo kale xiddiga laga soo tagay oo liiskan ka maqan waxaa kamid ah Fernando Llorente, Carles Puyol , David Villa, iyo weliba Fernando Torres.

Haddaba waa kan liiska oo dhameystiran.

Goolhayaasha:Casillas (Real Madrid), Reina (Napoli), Valdes (Barcelona)

Daafacyada:Alba (Barcelona), Albiol (Napoli), Azpilicueta (Chelsea), Juanfran (Atletico Madrid), Martinez (Bayern Munich), Ramos (Real Madrid)

Qadka Dhexe:Alonso (Real Madrid), Busquets, Fabregas, Iniesta, Xavi (Dhammaan Barcelona), Cazorla (Arsenal), Koke (Atletico Madrid), Thiago (Bayern Munich)

Weeraryahanada:Costa (Atletico Madrid), Pedro (Barcelona) Navas, Negredo, Silva (Dhammaan Manchester City).

 


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip