Ciyaariyahaan ka tirsanaan jiray Arsenal oo arin yaab leh ku hadlay

0
Sunday March 02, 2014 - 13:01:01 in Sports by
  • Visits: 1863
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaariyahaan ka tirsanaan jiray Arsenal oo arin yaab leh ku hadlay

    Daafacii hore ee kooxda Arsenal Sol Campbell ayaa sheegay inuu u ciyaari lahaa in kabadan 10 sano xulka qaran England haddii uusan madoobaan laheyn isaga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafacii hore ee kooxda Arsenal Sol Campbell ayaa sheegay inuu u ciyaari lahaa in kabadan 10 sano xulka qaran England haddii uusan madoobaan laheyn isaga. Daafacan oo 39-jir ah ayaa sadex jeer kabtan u noqday xulka England isaga oo usaftay 732 kulan oo caalami ah xulka lagu naynaaso Three Lions intii u dhaxeysa 1996 iyo 2007.

"Waxaan aaminsanahay haddii aan ahaan lahaa ciyahan cad oo rasmi ah waxaan noqon lahaa kabtanka koowaad ee xulkan muddo ka badan 10 sano ayuu yiri Sol Campbell.

"Waxaan u malaynayaa in FA guduhu uu leeyahay masuuliyad kasta oo ku dhacda ciyaaryahanada madoow ayuu yiri xiddigii hore ee Arsenal Sol Campbell .

"Ma u malaynayoin wax laga beddeli doonaa, maxaa yeelay, iyagu ma ay u doonayaan in ay u bistaagaan tageerida shaqsiyaadka madow ee ka tirsan Xulka Engladn taasna waa caqab rasmi ah oo heysata dhamaan xiddigaha Madow ee England.

Campbell ayaa u ciyaaray Tottenham Hotspur, Arsenal iyo Newcastle United inta lagu guda jiray mustaqbalkiisa ciyaaraha lakiin hadda waa uu fariistay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip