Suarez: "laga ma yaabo in aan ka tago Liverpool xitaa hadii aanan u soo bixin Champions League"

0
Wednesday March 05, 2014 - 09:01:11 in Sports by
  • Visits: 1933
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suarez: "laga ma yaabo in aan ka tago Liverpool xitaa hadii aanan u soo bixin Champions League"

    XidigaWeerar ka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa niyada u qaboojiyay taageera yaasha kooxdiisa isagoona sheegay inuusan katagi doonin Liverpool xitaa hadii ay ku guul daraysato inay u soo baxdo Champions League.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XidigaWeerar ka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa niyada u qaboojiyay taageera yaasha kooxdiisa isagoona sheegay inuusan katagi doonin Liverpool xitaa hadii ay ku guul daraysato inay u soo baxdo Champions League.

Suarez ayaa horay loo sheega inuu katagi doono kooxda Liverpool hadii aysan u so bixin Champions League xili ciyaareedka danbe isagoo hadalkaas ka jawaabaya ayuu sheegay in wax kasta ay uga fiicantahay u ciyaarista kooxda Liverpool.

Suarez oo waraysi siiyay majalada 442 ayaa yiri "Waxaan saxiixay heshiis waqti dheer ah dhabtiina kuma fikiraayo inaan baxo waayo waxaan halkaan ku dareemaya farxad xad dhaaf ah, inta aan lajoogo Liverpool waxaan ku raaxaysanaya waqtigayga iyo noloshayda kubadda cagta”.

"Waxaan u cadaynayaa dhamaan in u ciyaarista Liverpool ay iiga fiicantahay Champions League, sidoo kale waxaan idiin cadaynayaa in  u soobixitaan keena Champions League uusan waxba kabadali doonin go,aankayga

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip