Del Bosque Oo Silayaab Leh Ugu Jawaabay Wariye: "xidiga Diego Costa?.. Intuu Ku Dhashay dha hay

0
Wednesday March 05, 2014 - 09:22:50 in Sports by
  • Visits: 1720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Del Bosque Oo Silayaab Leh Ugu Jawaabay Wariye: "xidiga Diego Costa?.. Intuu Ku Dhashay dha hay

    Tababaraha xulka qaranka Spain Vicente del Bosque ayaa ka carooday su,aal uu waydiiyay wariye talyaani ah kadib shirkiisa jaraa,id ee uu uga hadlaayay kulanka habeen danbe dhex mari doona Spain iyo Italy.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha xulka qaranka Spain Vicente del Bosque ayaa ka carooday su,aal uu waydiiyay wariye talyaani ah kadib shirkiisa jaraa,id ee uu uga hadlaayay kulanka habeen danbe dhex mari doona Spain iyo Italy.

Del Bosque ayaa kacarooday su,aal aheed sharciga uu Diego Costa ugu ciyaari karo Spain isagoo lawada ogyahay inuu yahay Brazil laakiin del Bosque ayaa u sheegay wariyaha in xaalada Diego Costa uu ugu ciyaari karo Spain ay lamid tahay tan hada uu Osvaldo ugu ciyaaro qaranka Italy.

"Intuu ku dhashay Osvaldo?..siduuse ugu ciyaari karaa qaranka Italy kulanka aan laciyaari doono?, waxaan aaminsanahay in xaalada Costa ay lamidtahay tan Osvaldo” ayuu Vicente del Bosque ugu jawaabay wariyihii su,aasha waydiiyay.

Diego Costa ayaa u safan doona kulankiisii ugu horeeyay xulkiisa cusub ee Spain kulanka ay habeen dabe laciyaari doonaan xulka qaranka Italy kadib markii uu iska diiday inuu u ciyaaro qarankiisa Brazil.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip