
0
37% taageerayaashii codka dhiibtay ayaa sheegay in weerarka
kooxda uu ku haboonyahay Karim Benzema marka loo fiiriyo wixii uu soo bandhigay
sanadkaan 2014 kadib markii uu kooxda u dhaliyay 21 gool.
38% taageera yaashii codka dhiibtay ayaa sheegay in Benzema
uu san ahayn weerar yahan ay maalinkasta u saarantahay sidaas darteedna ay
fiicantahay in kooxda ay soo iibsato Sergio Aguero dhamaadka xili ciyaareedkan.
25% taageera yaashii codka dhiibtay ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay in kooxda ay lasoo wareegto Segio Aguero laakiin waxay sheegeen waa in lacagtiisa aysan kabadan 50 milyan oo Euro.
24/04/2021 - 13:43:07
23/08/2018 - 15:18:50
20/08/2018 - 14:31:20
18/08/2018 - 15:18:50
19/04/2017 - 01:17:08
16/04/2017 - 22:49:09
16/04/2017 - 22:49:09
12/04/2017 - 09:27:31
01/09/2016 - 19:38:02
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392168
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84095
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67941
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55487
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53999
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50351
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44252
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43609
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38652
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38187
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1692
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2229
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2029
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1800
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1876
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1782
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1847
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2294
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2238
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1990
Taageerayaasha Real Madrid Oo Dalbanaya In Kooxda Aysan Fasixin Karim Benzema
Wargayska Defence Central ayaa shaaciyay cod bixin uu ka qaaday taageerayaasha kooxda Real Madrid kaas oo ku aadan in kooxda ay soo iibsato weeraryahanka Man City Sergio Aguero