
0
Tutto Mercato ayaa shaacisay maanta in kooxda hogaanka u haysa
horyaalka talyaaniga ee Juventus ay mar kale ku fikirayso suurto galnimada ay
kulasoo wareegi karto 30 jir kaan ree Holland.
Van Persie ayaa horay loo shaaciyay inuu doonaayo inuu isaga
tago kooxda Man United dhamaadka xili ciyaareed kan, Juventus ayaana doonaysa
inay ka dul qaado kooxaha kale ee doonaya saxiixa Van Persie marka uu furmo
suuqa kala iibsiga ee xaggaaga.
Van Persie ayaa ku soo biiray kooxda Man United 2012 isagoona kasoo dhaqaaqay kooxda Arsenal wuxuuna laqaaday kooxda Man United 2 koob
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392223
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84138
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67991
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55535
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54050
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50390
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44290
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43653
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38758
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38237
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1759
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2302
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2110
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1868
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1956
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1850
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1917
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2367
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2326
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2086
Juventus Oo Ku Soo Biirtay Tartanka Loogu Jiro Saxiixa xidiga man united Van Persie.
Kooxda Juventus ayaa doonaysa inay markale tartan u gasho weeraryahanka kooxda Man United Van Persie kadib markii ay ku guul daraysteen saxiixa laacib kaan 2012 markaas oo uu ku biiray Man United.