Afhayeenada Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha oo Kusugnaa Hotel Maka AL-Mukarama Xiligi Qaraxa (Daawo Sawiro)

0
Saturday March 15, 2014 - 17:19:54 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2238
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenada Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha oo Kusugnaa Hotel Maka AL-Mukarama Xiligi Qaraxa (Daawo Sawiro)

    Waxay faah faahin dheeri ah ay ka soo baxeysaa khasaaraha ka dhashay weerarka loo adeegsaday, gaariga walxaha qarxa laga soo buuxiyay, ee la soo dhigay dhabarka dambe ee Hotel Maka Al Mukarama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay faah faahin dheeri ah ay ka soo baxeysaa khasaaraha ka dhashay weerarka loo adeegsaday, gaariga walxaha qarxa laga soo buuxiyay, ee la soo dhigay dhabarka dambe ee Hotel Maka Al Mukarama.
Ilaa afar qof, ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay qaraxaan ku dhaawacmayn, iyadoo dadka dhaawacmay lagu sheegay in ay shacab yihiin, marka laga reebo askari ka tirsan Ilaalada Hotelka la weeraray.

Ujeedada qaraxaan, ayaa waxaa lagu sheegay mid lagu doonaayay in lagu qaarajiyo Masuuliyiin ka tirsan Dowladda, oo Munaasabad kaga qayb galaayay Hotelkaasi.

Afhayeenka Madaxtooyada ahna La taliyaha Madaxweynaha Somaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) iyo Afhayeenka Xukuumada Ridwaan Xaaji C/weli, ayaa ku sugnaa Maka Al-Mukarama Hotel, xilligii uu qaraxu dhacaayay.

Ridwaan Xaaji C/weli oo galabta ka hadlay weerarkaasi, ayaa wuxuu ku eedeeyay mid ay ka dambeysay waxa uu ugu yeeray nabadiidka, xilli uu sheegay in dagaal culus uu ku furan yahay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip