Rag ka tirsan Al-shabaab iyo hubkooda oo lagu qabtay duleedka Muqdisho "Sawiro"

0
Monday March 17, 2014 - 08:10:43 in Wararka by
  • Visits: 1815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rag ka tirsan Al-shabaab iyo hubkooda oo lagu qabtay duleedka Muqdisho "Sawiro"

    Xilli howl-gallo balaaran ay fulinanee ciidamada nabad-sugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta kusoo qabteen Rag ku hubeesan Buskoolado iyo Bambooyin oo ka tirsanaa Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilli howl-gallo balaaran ay fulinanee ciidamada nabad-sugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta kusoo qabteen Rag ku hubeesan Buskoolado iyo Bambooyin oo ka tirsanaa Al-shabaab. Ragnaasi ayaa waxaa laga soo qabtay duleedka Magaaladda Muqdisho gaar ahaa Deegaanka Ceelasha Biyaha ayagoo ku hubeysan Buskoolado iyo waliba sunta laga sameeyo waxyaalaha qarxa.

Daawo Sawirrada:

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip