Qarax lagu dilay Xoghayihii Hore ee G/Banadir Abdi Kafi Hilowle Osman,

0
Saturday May 03, 2014 - 13:32:11 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax lagu dilay Xoghayihii Hore ee G/Banadir Abdi Kafi Hilowle Osman,

    Qarax xoogan ayaa goor dhaw waxa laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho qaraxaasi ayaa waxa uu ahaa mid lagu xeray gaari uu watay xoghayihii gobolka banaadir cabdi kaafi Hilowle Cusmaan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax xoogan ayaa goor dhaw waxa laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho qaraxaasi ayaa waxa uu ahaa mid lagu xeray gaari uu watay xoghayihii gobolka banaadir cabdi kaafi Hilowle Cusmaan .


Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan qarax marka uu dhacayay in Cabdi Kaafi uu saarnaa gaari qarxay oo ahaa nooca Soomaalida ay u taqaan Qooqan Cabdi Kaafina uu ku geeriyooday.

Xoghayahii hore ee Gobolka Banaadir Ayaa waxaa wararku ay sheegayaan in gaariga uu watay uu saakay la tagay gudaha Suuqa Bakaaraha oo aad amaankeeda looga baqo halkaasoo loogu soo xeray gaariga miino.

Xoghayihii Gobolka Cabdi Kaafi Hilowle Cusmaan ayaa waxa uu ahaa qof aad u shaqo badan oo howl adag kasoo qabtay gobolka banaadir balse dhawaan ayaa xilka laga qaaday maanta waxaa lagu dilay KM4 Ee Magaalada Muqdisho.

Muqdisho waxa ay dhawaanahaan noqotay Goob gawaariga la isugu xero miinooyin la doonayo in lagu qaarjiyo qofka gaarigaasi wata. Muqdisho


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip