Siyaaradi Sheekh Muxyadiin Sh: Aweys oo lagu soo qatimay magaalada Muqdisho (Sawiro)

0
Monday June 02, 2014 - 19:41:16 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3610
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradi Sheekh Muxyadiin Sh: Aweys oo lagu soo qatimay magaalada Muqdisho (Sawiro)

    Waxa magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamar Jajab, Xarunti Sheekh Aweys lagu soo qatimay Siyaaradi Caalimki weynaa Sheekh Muxyadiin Sheekh Aweys Alqaadiri oo ee sisiman uga soo wada qeybgaleen culuma'udiinka Ahlu Dariiqa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamar Jajab, Xarunti Sheekh Aweys lagu soo qatimay Siyaaradi Caalimki weynaa Sheekh Muxyadiin Sheekh Aweys Alqaadiri oo ee sisiman uga soo wada qeybgaleen culuma'udiinka Ahlu Dariiqa.


Barxada Weyn ee Degmada Xamar Jajab oo ah Fariisinka Saaxibul Waqtiga Dariiqada Qaadariyah Asayid Sheekh Axmed Sheekh Aweys Al-Qaadiriyah ayaa sidoo kale lagu oogay Xilqooyinka Dikriga Seyliciyada, Uweysiyada, Axmadiyada iyo Rufaaciyada.

 
Sheekh Maxamed maracade ayaa waxa uu soo jeediyay wacdi qiiro iyo raxmad galiyay ka soo qeyb galayaashi isagoo si weyna ugu nuux nuuxsaday raadkii iyo halganki Sheekh Aweys ee Diinta Islaamka iyagoo markhaati ka yihiin umadaha muslimiinta oo dhan qaasatan Arlu Soomaali oo maanta boqolkiiba boqol ah umad muslim ah .

Asayid Sheekh Aweys Dheere oo Ummadda Soomaaliyeed u taqaano (Uweys Axmed Waliyalaah) ayaa waxa lagu xasuustaa inuu xittaa naftiisi ku waayay fidinta diinta Islaamka, isagoo ay dilkiisi fuliyeen koox uu Alle ka fogeeye Naxariistiisa.

 
Gabagabadii Banaanbaxa Siyaarada ayaa waxa ijaasada Dariiqada qaadariyah halkaa ay uga qaateen Shacabkii kazoo qeyb galay siyaarada Saaxibul Sajaada Qaadariyaha Asayid Sheekh Axmed Sheekh Aweys Sheekh Muxidiin Sheekh Aweys Dheere isagoo ijaasada kadibna duco dheer halkaa ugu jeediyay shacbiga soomaaliyeed isagoo alle uga baryay in culeeska fudeed ugu badalo nasri deg deg ahna siiyo dariiqada iyo inta ukaalmeeneesana gacanta kore alle ku daro aamiin


 
w.d sh cali cumar abati binfaghi
gudoomiye ku xigeenka dariiqada rufaaciya
ahna weriyaha ahlasuna waljameeca ee muqdisho
email dariiqadarufaaciya@hotmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip