Daawo Video: Flim Lagu Wacyi Gelinayo Saxaafada Maanta ee Sida qaldan u isticmaasha Coming Soon
Flimkani oo dhawaan lagu soo bandhigi doono 7 sanno guuradii aasaaska ka soo wareegtay dhismaha ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee South Africa oo marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano SOJASA oo ka dhici doonta degaanka ay Soomaalida u badan ta
Flimkani oo dhawaan lagu soo bandhigi doono 7 sanno guuradii aasaaska ka soo wareegtay dhismaha ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee South Africa oo marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano SOJASA oo ka dhici doonta degaanka ay Soomaalida u badan tahay ee Bellville South Hall ee magaalada Cape town 23 june ee 2014 ayaa lagu wadaa in lagu soo bandhigo Flimka oo dhamaystiran, Flimkaasi oo lagu wacyi gelinayo saxafiyiinta sida qaldan u adeegsata saxaafada Soomaalida oo aan ognahay heerka ay maanta marayaa.
Hadaba Flimkani oo ay soo saareen bahda Sojasa ayaa si weyn ugu duwan Flimaanta kale ee horey loo sameeyey wuxuuna si gaar ah markani u wacyi gelinayaa dadka sameystay websie-yada oo wararka qaldan soo gelinaya.
Flimkani oo dhamaystiran ayaa lagu soo bandhigi doonaa xaflada 7 sanno guurada Saxafiyiinta SOJASA habeenka 23 june ee 2014 hadii uu Eebe Idmo iyadoo xafladaasi ay kasoo qeyb geli doonaa saxafiyiin sumcad ku leh bulshada Soomaaliyeed kuwaasi oo ka kala imaanaya guud ahaan magaalooyinka dalka Koonfur Africa.