Video: Halkan Ka daawo Goolasha Ilaa Hadda Ugu Quruxda Badan Koobka Aduunka

0
Saturday June 21, 2014 - 18:28:39 in Sports by Web Admin
  • Visits: 2778
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video: Halkan Ka daawo Goolasha Ilaa Hadda Ugu Quruxda Badan Koobka Aduunka

    Iyadoo uu koobka duunku maraayo meel aad u xasaasi ah, oo ay durba xulalka qaar shandadahooda ka xidh xidhanayaan ahaa waxaa intii uu socday lakala dhaliyay goolal badan, waxaana la odhan karaa wuxuu koobkan aduunku ka mid yahay koobabka aduunka kuwa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo uu koobka duunku maraayo meel aad u xasaasi ah, oo ay durba xulalka qaar shandadahooda ka xidh xidhanayaan ahaa waxaa intii uu socday lakala dhaliyay goolal badan, waxaana la odhan karaa wuxuu koobkan aduunku ka mid yahay koobabka aduunka kuwa ugu xiisaha badan iyadoo wareegii hore oo kaliya lakala dhaliyay 49 gool. Hadii aan barbar dhigno koobkii aduunka ee kan ka horeeyay ee lagu qabtay koonfur Afrika sanakdii 2010 kii waxaa wareegii hore ee heerka groupska lakala dhaliyay 25 gool oo kaliya waxaanad arkaysaa farqiga u dhaxeeya labdan koob aduun ee isku xigay.

Haddaba inkasa oo ayna fari ka qodnayn koonbka aduunka haddana waxaa jira goolal qurux badan oo ay ciyaartoyda ka qayb galaysa qaarkood ka dhaliyeen . si aad uga bogoto halkan ka daawo una codee goolka aad is leedahay wuu ugu qurux badan yahay ilaa hadda.



Laacib.net
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip