Wasiirka arrimaha gudaha DF Cabdilaahi Goodax oo ka hor yimi midaynta mamulada Baydhabo

0
Tuesday June 24, 2014 - 16:11:32 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1684
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka arrimaha gudaha DF Cabdilaahi Goodax oo ka hor yimi midaynta mamulada Baydhabo

    Khilaaf hor leh ayaa ka dhashay heshiiskii shalay laga gaaray mamulada isku haya magalada Baydhabo ee ka kooban lixda Gobal iyo saddexda gobal isla markasna ka dhacay magalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaaf hor leh ayaa ka dhashay heshiiskii shalay laga gaaray mamulada isku haya magalada Baydhabo ee ka kooban lixda Gobal iyo saddexda gobal isla markasna ka dhacay magalada Muqdisho.

go goWasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka ah ee Somaliya Cabdilaahi Goodax Barre ayaa isagoo ku sugan magalada Jabuuri BBC u sheegay inuusan raali ka ahayn sifadii loo maray midaynta dhinacyadii isku hayay magalada Baydhabo.wuxuna tilmaamay qaar ka mid ah deegaanada gobaladaasi inay wali gacanta ugu jiraan kooxda Alshabab oo ubaahan in dalka laga sifeeyo.

Wasiir Goodax ayaa sheegay inay sharci daro tahay in madaxda DF inay iska maamushaan howlaha loo igmaday wasaradda arrimaha gudaha Somalia.

Dhinaca kale magalada Baydhabo ayaa laga dareemayaa khilaafka ka dhashay heshiiska Saddexda Gobal ee Bay,Bakool iyo Shabeelada Hoose.

Madaxwaynaha DF Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wajahaya culus siyaasadeed oo hor leh ka dib markii heshiiskii shalay ay ka hor yimaadeen wasiirka arrimaha gudaha DF iyo Madoobe Maxmed Nuunow oo sheegtay madaxwaynaha lixda gobal ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip