Carlo Ancelotti ayaa u arka kooxaha Chelsea iyo Bayern Munich iney ku guuleysan karaan sanadkan tartanka Yurub balse Barcelona meesha wuu ka saaray isagoo la hadlayay Corriere dello Sport .
Carlo Ancelotti ayaa aaminsan in Real Madrid ay sameyn karto rikoorka kooxdii ugu horeysay Champions league si xiriir ugu guuleysata.
Tan iyo sanadkii 1990-kii ma jirin koox labo jeer oo xiriir ah ku guuleysatay koobkan,Inkastoo Blancos shan jeer oo xiriir ah ay qaaday koobkan markii uu watay magaca European Cup.
Macalinka Italy ayaa sheegay in kooxdiisa aysan ku cad cadeyn ku guuleysiga sanadkan Champions league laakiin riyadu ay tahay in koobkoodii 11 aad ay xagaagan ku guuleystaan.
Carlo Ancelotti ayaa u arka kooxaha Chelsea iyo Bayern Munich iney ku guuleysan karaan sanadkan tartanka Yurub balse Barcelona meesha wuu ka saaray isagoo la hadlayay Corriere dello Sport .
Carlo Ancelotti oo rajo ka muujiyay kooxaha rikoorka cusub dhigi kara