Haweeney magaalada Muqdisho isku gubtay (Waa maxay sababta?!!)

0
Sunday October 19, 2014 - 17:10:27 in Wararka by
  • Visits: 895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeney magaalada Muqdisho isku gubtay (Waa maxay sababta?!!)

    Haweeney da'deeda lagu qiyaasay 22-sano jir ayaa isku gubtay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, iyadoo dhaawac ka soo gaaray dabka markii dambe u geeriyootay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweeney da'deeda lagu qiyaasay 22-sano jir ayaa isku gubtay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, iyadoo dhaawac ka soo gaaray dabka markii dambe u geeriyootay.
Sababta dhalisay in haweeneydaan ay keligeed is gubto ayay sheegeen eheladeeda inay tahay maseyr ay ka qaaday kaddib markii ninkeeda uu guursaday haweeney kale.

Gabadhaan oo magaceeda aan la sheegin codsi naga soo gaaray eheladeeda ayaa sheegay in lagu guul darreystay waanwaan laga dhex waday iyada iyo ninkeeda, hase yeeshee ninkeeda uu ka diiday inuu siiyo lacag maseyr tir loo yaqaan.

Dhinaca kale tallaabadaan ayaa waxaa si weyn uga naxay ninkeeda kaddib markii uu ka war helay in xaaskiisii ay is gubtay, waxayna arrintaan ku soo beegmeysa xilli dhowaan magaalada Muqdisho uu xubinta taranka isaga jaray wiil sheegay inuu ka quustay nolosha adduunyada.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip