Qur'aan Aqriska Siyaaradi Caalimki weynaa ee Kutubada badan Alifay Sh. Cabdi Celli oo la bilaabay (Sawiro)

0
Tuesday November 04, 2014 - 18:55:10 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qur'aan Aqriska Siyaaradi Caalimki weynaa ee Kutubada badan Alifay Sh. Cabdi Celli oo la bilaabay (Sawiro)

    Waxa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho gaar ahaan Masjidka Sheekh C/raxman Seylici ee degmada Kaaraan ka bilowday Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Caalimki weynaa Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekha Cilmiga kadhaxlay ee Sheekh Maxamed Sheekh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho gaar ahaan Masjidka Sheekh C/raxman Seylici ee degmada Kaaraan ka bilowday Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Caalimki weynaa Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekha Cilmiga kadhaxlay ee Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman.
Siyaaraadka Masha'iqda oo ee si weyn uga soo qeybgaleen Mudarasiinta Masjidyada, Mucalimiinta Dugsi Qur'aanka, Odoyaasha Dhaqanka, Ganacsato iyo dhamaan qeybaha kala gadisan ee Bulshada.

Qur'aan Aqriska Siyaarada oo si taxane ah usocon doono todobaadkani ayaa waxa qeyb qeyb idinku soo gudbin doonaa hadba  Muuqaalada udambeyo

(Daawo Sawiro By Mobile)


Xafiiska Shabakada Warsheekh ee Muqdisho
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip