(Ogeysiis). Qur'aan Aqriska, Siyaaradi Masha'iqda oo ka bilaabatay magaalada London

0
Friday November 07, 2014 - 02:09:27 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    (Ogeysiis). Qur'aan Aqriska, Siyaaradi Masha'iqda oo ka bilaabatay magaalada London

    Qur'aan aqriska Siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed , Sheekh Cabdiraxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman ayaa ka bilaabatay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qur'aan aqriska Siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed , Sheekh Cabdiraxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman ayaa ka bilaabatay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Qur'aan aqriska siyaarada oo bilowday maalinti Arbacada ayaa waxa uu socon doonaa ilaa maalinimada iyadoo maalintaana lagu soo qatimi doono siyaarada Xilqooyin dikri ah oo ee isugu imaan doonaan dhamaan Jameecooyinka Ahlusunna Waljamaac.

Furitaanka Qur'aan Aqriska siyaarada ayaa waxa daah furay Fadiilatu Sheekh Maxamed Kulmiye iyadoo guud ahaan Jamecada reer Sheekh C/raxman Sheekh Cumar ee kunool magaalada London ee si weyn uga qeyb qaataan hab sami uqabsoomida Siyaarada Mashaa'iqda .

Muuqaalada Siyaarada dib ayaa idinka soo gudbin doonaa, Insha'allaah.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip