Qatinki Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Mashaa'iqda ee magaalada Muqdisho (Sawiro)

0
Saturday November 08, 2014 - 02:35:31 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2496
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Qatinki Qur'aan Aqriska Siyaaraadka Mashaa'iqda ee magaalada Muqdisho (Sawiro)

    Waxa lasoo gunaanaday qadmooyinka Qur'aanka kariimka ee siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa lasoo gunaanaday qadmooyinka Qur'aanka kariimka ee siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman.
Qur'aan aqriska siyaaraadka oo ahaa maalinti udambeesay ee siyaarada masha'iqda oo xiligaan oo kale daafaha caalamka si gooni gooni ah loogu xuso .
imaamyada Masjidyada, Mudarasiinta iyo Talaamiida Ahlusunah Wajamaac ayaa si siman uga soo qeybgalay siyaaraadka masha'iqada iyadoo sidoo kale ee qeybaha kala gedisan ee bulshada ee si weyn uga soo qebgaleen.

(Daawo Sawiro By Mobile)

sidoo kale muuqaalo kale oo dheeri ah ayaa kusoo gudbin doonaa qormada tan xigta.

Xafiiska Shabakada Warsheekh ee Muqdisho

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip