Leonel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo tababar adag qaadanaya + Sawirro

0
Sunday November 16, 2014 - 23:24:09 in Wararka by
  • Visits: 2215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Leonel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo tababar adag qaadanaya + Sawirro

    Labada ciyaaryahan ee Leonel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa waxaa u bilowday tababarro adag oo midba kan kale uu isaga difaacayo kahor inta aanay isaga hor imaan ciyaaro dhex maraya labada kooxood ee ay u ciyaaraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labada ciyaaryahan ee Leonel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa waxaa u bilowday tababarro adag oo midba kan kale uu isaga difaacayo kahor inta aanay isaga hor imaan ciyaaro dhex maraya labada kooxood ee ay u ciyaaraan.
Cristiano Ronaldo ayaa tababarka waxa uu uga bilowday garoonka ay ku ciyaarayaan ciyaartoyda ka socota dalkiisa Portugal, iyadoo sida ka muuqata sawirada laacibkaasi si gaar ah loo siinayo tababar culus.

Dhinaca kale Leonel Messi ayaa isna waxa uu tababar adag uga bilowday xerada Man City oo ay ku sugan yihiin kooxda ka socota dalkiisa ee Argentina, waxaana tababarkaasi kala qeyb qaadanaya ciyaartoy caan ah oo ka tirsan Argentina.

Labada ciyaartoy ayaa isaga hor imaanaya ciyaar xiiso leh oo dhex mareysa kooxaha Arhentina iyo Portugal, waxayna u kala matalayaan labada dalal oo labada laacib ka soo kala jeedaan.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip