Gool haye Petr Cech oo sanadka cusub u wareegaya Arsenal

0
Thursday November 20, 2014 - 20:36:49 in Wararka by
  • Visits: 1801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gool haye Petr Cech oo sanadka cusub u wareegaya Arsenal

    Tababarayaasha kooxaha Arsenal iyo Chelesea ayaa ku heshiiyay Gool haye Petr Cech inuu sanadka cusub ku wareego kooxda Arsenal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababarayaasha kooxaha Arsenal iyo Chelesea ayaa ku heshiiyay Gool haye Petr Cech inuu sanadka cusub ku wareego kooxda Arsenal.
Heshiiska labada macallim oo dhacay horaantii toddobaadkan ayaa Gool haye Petr waxaa lagu iibiyay lacag dhan 7-Milyan oo Euro sida ay qortay jariidada Daily Star.

Kooxda Chelsea ayaa iyadu horay u soo bandhigtay inay iska iibineyso Gool haye Petr Cech, iyadoo iminka arrimahaasi uu soo afjaray Arsene Wenger.

Dhinaca kale Petr Cech ayaa dhinaca gool hayenimada wuxuu tartan kala dhaxeeyaa Gool hayaha koowaad ee Arsenal oo lagu magacaabo Wojciech Szczesny, isagoo marka uu u wareego kooxda iibsatayna la soo baxaya khibradiisa ugu dambeysa.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip