Kabtan Steven Gerrard oo ka fiirsanaya qorshe loo soo bandhigay

0
Monday December 01, 2014 - 13:02:50 in Wararka by
  • Visits: 1976
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kabtan Steven Gerrard oo ka fiirsanaya qorshe loo soo bandhigay

    Sida ay qortay jariidada The Morror macallim Brendan Rodgers ayaa doonaya inuu sii heysto kabtanka Steven Gerrard kaddib markii laacibkaan ay si weyn u doon dooneyso kooxda Liverpool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay qortay jariidada The Morror macallim Brendan Rodgers ayaa doonaya inuu sii heysto kabtanka Steven Gerrard kaddib markii laacibkaan ay si weyn u doon dooneyso kooxda Liverpool.
Steven Gerrard ayaa waxaa dooneysa kooxda Liverpool, kaddib markii ay shaacisay inay dooneyso laacibkaasi oo isagu laga yaabo inuu ka tago kooxda Chelsea oo uu haatan u ciyaaro.

Wararka ayaa sheegaya in Steven Gerrard uu si weyn uga hor yimid mushaar dhimis lagu sameynayo, taasi oo haddii ay ku adkeysato kooxda uu haatan ka tirsan yahay laga cabsi qabo inuu ka tago.

Dhinaca kale Steven Gerrard ayaa isagu ah tiir dhexaadka kooxda Chelesea, isagoona mudadii uu ka tirsanaa u soo hooyay guulo fara badan oo ay ku tallaabsatay kooxda Chelsea, iyadoo taageerayaasha kooxdaasina ay walaac ka muujiyeen in haddii ciyaaryahankan meesha ka baxo ay soo food saareyso hoos u dhac weyn.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip