Ururka Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Ciidamo Cusub + Sawirro

0
Monday February 13, 2017 - 15:05:00 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1533
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Ciidamo Cusub + Sawirro

    Ururka Al Shabaab ayaa Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe kusoo bandhigay Ciidamo cusub sida ka muuqata Sawirro ay ku baahiyeen Warbaahintooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Al Shabaab ayaa Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe kusoo bandhigay Ciidamo cusub sida ka muuqata Sawirro ay ku baahiyeen Warbaahintooda.

Ciidamadaan ayaa Al Shabaab waxaa ay sheegeen in ay ka shaqeyn doonaan wanaag Farista iyo xumaan reebida dadka kunool Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe.

Ciidamada ay soo bandhigeen Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa watay dhar ka duwan kuwii lagu yaqaanay Ururka Al Shabaab.

Al Shabaab ayaa inta badan gacanta ku haya Degmooyinka Gobolka Jubbada Dhexe.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip