Amaanka Kismaayo oo Saakay aad Loo Adkeyay

0
Tuesday March 10, 2015 - 07:24:59 in Wararka by
  • Visits: 595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amaanka Kismaayo oo Saakay aad Loo Adkeyay

    Xili Maalinta Bari ah La Filaayo in Magaalada Ksimaayo uu ka Furmo shirweyne Lagu Soo Xulaayo Golaha Baarlmaanka Maamulka Jubbaland ayaa Saraakiisha ciidamada amniga maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney xaqiijiyeen sugida amniga magaalada Kismaayo ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili Maalinta Bari ah La Filaayo in Magaalada Ksimaayo uu ka Furmo shirweyne Lagu Soo Xulaayo Golaha Baarlmaanka Maamulka Jubbaland ayaa Saraakiisha ciidamada amniga maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney xaqiijiyeen sugida amniga magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland,taliye ku xigeenka ciidamada booliska degmada Kismaayo Aadan Geelle ayaa sheegay iney si buxda gacanta ugu dhigeen sugidda nabadgalyada magaalada Kismaayo. Taliye ku xigeenka ayaa tilmaamay in ciidanka ammaanka oo kaashanaya shacabka magaalada ay ku guuleysteen sugitaanka nabadgalyada magaalada Kismaayo,wuxuuna sheegay iney ciidanku 24-ka saac magaalada ka sameeyaan hawlgallo lagu xaqiijinayo amniga guud een magaalada. Aadan Geelle ayaa sheegay in xaqiijinta ammaanka magaalada ay Juhdi badan ku bixiyeen ,taliye ku xigeenka booliska Kismaayo ayaa sheegay in amniga Kismaayo ay daliil u tahay madaxda tirada badan ee ku halkaasi ku qulqulaya. Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa Dar dar Galinaya Howlgalada Lagu Xaqiijinaayo ammaanka Kismaayo
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip