C/Raxmaan Faroole oo Dowlada ku Eedeyay Weerarkii Hotelka Makka Al-mukarama

0
Sunday March 29, 2015 - 11:43:43 in Wararka by
  • Visits: 1439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/Raxmaan Faroole oo Dowlada ku Eedeyay Weerarkii Hotelka Makka Al-mukarama

    Cabdiraxmaan shiikh Maxamed Maxamuud Faroole Madaxweynahii Hore Ee Maamulka Puntland ayaa Waxaa uu Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya Ku Eedeyay Qarxyada ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiraxmaan shiikh Maxamed Maxamuud Faroole Madaxweynahii Hore Ee Maamulka Puntland ayaa Waxaa uu Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya Ku Eedeyay Qarxyada ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka


Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Farole ayaa sheegay in dadka aan deegaanka ku haysan Muqdisho amaankooda ay qaadayso dowladda Fadaraalka waxaa uuna dowladda Fadaraalka ku dhaliilay amaandarada dadka aan qaraabada ku lahayn Muqdisho.

Cabdiraxmaan shiikh Maxamed Maxamuud Faroole Waxaa uu xusay in dowladdu tacsi wax dhaaf siisan aysan soo sheegin isagoo carabaabay in qof aan shaqo rasmi ah u aadan Muqdisho inuusan tagin waxa uuna hadalkiisa sii raacshay in dowladdu ay xil iska saarto ammaanka dadka degaya Hotelada.

Madaxweynahii Hore Ee Maamulka Puntaland ayaa Waxaa uu intaasi ku Daray in Ay Dowlada Soomaaliya Wali Kasba la'Dahay Wada Sahqeynta Shacabka taasi oo uu ku Tilmaamay Mid Muhiim ah

Hadalka kasoo Baxay Madaxweynahii Hore Ee Maamulka Puntland ayaa Waxaa uu Imaanayaa Xili Weerarkii Lagu Qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama ay ku Dhimteen Dad Kasoo Jeeda Maamulka Puntland.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip