Wariye Maxamed Bashiir Xaashi oo Maanta La Maxkamadeeynaayo

0
Monday March 30, 2015 - 10:39:10 in Wararka by
  • Visits: 2015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Maxamed Bashiir Xaashi oo Maanta La Maxkamadeeynaayo

    Waxaa Maanta Lagu Wadaa in uu Maxkamdda Gobolka Banaadir Kasoo Hor Muuqdo Tafiftirahii Idaacadda Shabelle Ee Magaalada Muqdisho Maxamed Bashiir Xaashi oo dowlada Soomaaliya Muddo Bilooyin ah u Xirnaaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Maanta Lagu Wadaa in uu Maxkamdda Gobolka Banaadir Kasoo Hor Muuqdo Tafiftirahii Idaacadda Shabelle Ee Magaalada Muqdisho Maxamed Bashiir Xaashi oo dowlada Soomaaliya Muddo Bilooyin ah u Xirnaaa
Maxamed Bashiir Xaashi ayaa waxaa Lagu soo Oogay Dacwad la sheegay in uu Sanaddii 2011 Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlmaankii ku Meel Gaarka ahaa Ku Dhaawacay Magaalada Muqdisho

Bashiir Ayaa Waxaa Horay Loogu Oogay Dacwad Tani ka Gedisan Taas oo ahaa in Idaacadda Shabelle Laga Baahiyay Warar Nabadda Lidi ku ah
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip