Madaafiic Caawa Muqdisho Lagu Garaacay iyo wasaarada gaashaandhiga oo Tiro lagu Dhuftay''

0
Saturday April 11, 2015 - 21:42:18 in Wararka by
  • Visits: 1291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaafiic Caawa Muqdisho Lagu Garaacay iyo wasaarada gaashaandhiga oo Tiro lagu Dhuftay''

    Sida ay Inoo Xaqiijiyeen Dad Goobjoogayaal ah Madaafiic Laga So Tuurayo Degmada Dayniile Ee Duleedka Magalada Muqdisho Kuwaasi oo kusoo Dhacaayo Gudaha magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay Inoo Xaqiijiyeen Dad Goobjoogayaal ah Madaafiic Laga So Tuurayo Degmada Dayniile Ee Duleedka Magalada Muqdisho Kuwaasi oo kusoo Dhacaayo Gudaha magaalada Muqdisho
Madaafiicda La Sheegay in laga Soo Tuuray Degmada Dayniile Ee Gobolka Banaadir Ayaa Waxaa ay Waxyeello kasoo Gaartay Dhalinyaro Goroon ku Yaal Xaafada Oodweyne Ee Degmada Dayniile Kubad Ku Ciyarayay

Dhawaqa Madaafiicda oo Tiro ahaa ayaa waxaa laga Maqlayay Magaalada Muqdisho Iyadoo Ujeedka lala Damacsanaa ay Aheed Wasaarada Gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya Halkaasi oo Laga dareemaayo diyaar Garoowga Maalinta Xuska Ciidanka

Qasaaraha ka Dhashay Madaafiicdaasi ayaana Ilaa iyo Hadda la Shaaci Karin
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip