wadooyinka Muqdisho oo Saakay Xiran

0
Sunday April 12, 2015 - 07:58:33 in Wararka by
  • Visits: 814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    wadooyinka Muqdisho oo Saakay Xiran

    Wadooyinka magaalada Muqdisho intooda badan ayaa saaka xiran, waxaana wadooyinka ku sugan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ammaanka Magaalada Muqdisho adkeynaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadooyinka magaalada Muqdisho intooda badan ayaa saaka xiran, waxaana wadooyinka ku sugan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ammaanka Magaalada Muqdisho adkeynaya.
Sababta wadooyinka Magaalada Muqdisho loo xiray ayaa waxa ay tahay, iyadoo maanta lagu wado in Magaalada Muqdisho ay ka dhacdo munaasabada aas-aaska ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo kasoo wareegatay 55-sano.

Ciidamada ayaa gaadiidka u diidaya inay maraan wadada Maka Al-Mukarama iyo sidoo kale wadada warshadaha qayb ka mid ah oo gaadiidka gaashaaman ee dowladda ay ku go’an yihiin.

Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee ku taallo Degmada Dayniile, ayaa lagu qaban rabaa xaflada lagu xusaayo 55-sano guuradii kasoo wareegatay, markii la aas-aasay ciidamada xooga dalka Soomaaliya.

Dadka reer Muqdisho ayaa maanta intooda badan waxa ay maalayana cagtooda oo ay lugeynayaan
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip