Roobab Mahiigaan ah oo Muqdisho ka Da'ayo

0
Thursday April 16, 2015 - 10:09:11 in Wararka by
  • Visits: 1924
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roobab Mahiigaan ah oo Muqdisho ka Da'ayo

    Magaalada Muqdsho Ayaa Waxaa Saakay Abaaro 9:00 Ka Bilaawday Roobab Mahiigaan ah Kuwaasi oo Biyo Dhigay Qeybo ka Mid ah Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Dalka Roobabka Maanta ka Da'ay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay saameeyn ku yeesheen Isku Soc

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdsho Ayaa Waxaa Saakay Abaaro 9:00 Ka Bilaawday Roobab Mahiigaan ah Kuwaasi oo Biyo Dhigay Qeybo ka Mid ah Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Dalka Roobabka Maanta ka Da'ay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay saameeyn ku yeesheen Isku Socodka Dadka iyo gaadiidka Magalaada muqdisho iyadoo suuqayada manta ay yihiin kuwa mashquul ah maadaama ay tahay maalinta ugu danbeeysa isbuuca oo ay dadka soo adeegnayaan
Sidoo kale Roobka ayaa waxaa uu Saameeyn Balaaran ku yeeshay Dadka Barakacayaasha ah Ee Degan guryaha cooshadaha ka sameynsan kuwaasi oo roobku uu guryaha usoo galay
Dadkaasi danyarta ah ayaa waxaa ay Sameeynayaan caro Tuur siay uga Gaashaantaan Roobka Hase’yeeshee Roobka oo ahaa Mid aad u Xooganaa ayaa Jiiray Iyadoo la Arkayay Qoysas Caruurta iyo Dharka Kaliya kala Baxayay Guryaha Cooshadaha ka sameeynsan Ee Ay degan yahiin dadka danyarta ah
Wadooyinka Jid Cadayaasha ah ee uu dhawaan magaalada muqdisho qeybo ka Mid ah ka Dhisay maamulka Gobolka Banaadir ayey Biyaha Roobku Waxaa ay ka sameeyseen Boholo Waa weeyn
Marka Laga Tago Muqdisho Waxaa ay sidoo kale Roobabku ka Da’een Qeybo ka midah Gobolka hiiraan

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip