Sargaal ka Tirsan Ciidamada Dowlada oo Lagu Dilay Wadajir

0
Thursday April 23, 2015 - 12:11:59 in Wararka by
  • Visits: 1450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sargaal ka Tirsan Ciidamada Dowlada oo Lagu Dilay Wadajir

    Sida ay kusoo Waramayaan Wararka Naga Soo Gaaraya degmada wadajir ee gobolka banaadir waxaa lagu dilay sargaal sare oo ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay kusoo Waramayaan Wararka Naga Soo Gaaraya degmada wadajir ee gobolka banaadir waxaa lagu dilay sargaal sare oo ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka
Sargaalka Dilka loo geeystay ayaa Magaciisa lagu sheegay C/qaadir Sabriye,waxaana Goobjoogeyal ay sheegeen in Rag Bastoolado ku hubeysan ay Dilka u geeysteen.

Ciidamada Nabadsugida oo Halkaasi Soo Gaaray ayaa Goobta ka Qaaday Meyd ka Marxuumka
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip