28 Ka Bishaan oo la Dooranaayo Gudoomiyaha Baarlmaanka Maamulka Jubb

0
Sunday April 26, 2015 - 01:28:31 in Wararka by
  • Visits: 1640
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    28 Ka Bishaan oo la Dooranaayo Gudoomiyaha Baarlmaanka Maamulka Jubb

    Xili Maantii Shalay aheyd Lagu Madlansanaa in Magaalada Kismaayo ay ka Dhacdo Doorashada Gudoomiyaha Baarlmaanka Maamulka Jubba ayaa Dib u Dhacay, kaDib Markii la sheegay in uu u Qabsoomi Wayay Arrimo Farsamo aw-geyd.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili Maantii Shalay aheyd Lagu Madlansanaa in Magaalada Kismaayo ay ka Dhacdo Doorashada Gudoomiyaha Baarlmaanka Maamulka Jubba ayaa Dib u Dhacay, kaDib Markii la sheegay in uu u Qabsoomi Wayay Arrimo Farsamo aw-geyd. Wararka Qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka ay u Dhici Weeysay Qaar ka Mid ah Masuuliyiinta Maamulka Jubba oo Kismaayo ka Maqnaa iyo Musharaxiinta oo aan Soo Buuxin Sharuudaha

Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Jubba ayaa waxaa uu sheegay in looga Baahan yahay Musharxiinta Doonaayo in ay u Tartamaan Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka in ay soo Gudbiyaan C.V-yadooda

Si kastaba Doorashada ayaa waxaa la sheeaciyay in ay Dhaceeyso 28 Bishaan oo ku Beegan Maalinta Talaadada ah.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip