Tartana loogu magac daray nabada iyo hormarinta kubada cagta oo lagu soo Gaba Gabeeyay Degmada Xamar JaJab.

0
Friday May 01, 2015 - 15:17:51 in Wararka by
  • Visits: 1338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartana loogu magac daray nabada iyo hormarinta kubada cagta oo lagu soo Gaba Gabeeyay Degmada Xamar JaJab.

    Tatanka ayaa waxa soo socday ku dhawaad saddex bil waxa uuna soobilaawaday 01-02-2015 waxaan soo abaabulay Abuukar Xasan Cali ,Gudoomiye ku xigeynka kubada cagta Gobalka Banadir iyo sidoo kaleXabiib Maxamed Saciid ujeedka tartanka ayaa waxa ay ku sa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tatanka ayaa waxa soo socday ku dhawaad saddex bil waxa uuna soobilaawaday 01-02-2015 waxaan soo abaabulay Abuukar Xasan Cali ,Gudoomiye ku xigeynka kubada cagta Gobalka Banadir iyo sidoo kaleXabiib Maxamed Saciid ujeedka tartanka ayaa waxa ay ku saleeyeen inay degamad Xamar Jajab ay helaan dhalinyaro ku wangsan dhankaciyarista kubada cagta iyo sidoo kale dhamaan qeyb kala gidisan eeciyaaraha , waxa uuna tartanka soo xermay 30-04-2015 .
Tartanka ayaa waxa ka qeyb galayay ciyaartooy Da,a kala duwan sidaciyaartoooyda da,dooda ay tahay 8-jiro iyo sidoo kale 163jiro iyosidoo kale 16-jir waxaan ciyaartooydaas ay ku soo bandhigeyn ciyaaro aad u wnagsan iyo xirfado kala duwan .


Waxaana munsaabadii xiritaanka tartanka ka soo qeyb galaymasuuliyeen kala duwan Axmed C/llahi Samow ku simaha gudoomiyaha
degmada Xamar JaJab ahna gudoomiyaha Arimaha bulshad degmada XamarJaJab Maxamed Cabdi Jeele ( Macalin Katiinbo) Khabiir isboorti eekubada cagta Soomaaliya ee FiFa /CAf , Haruun Cabdi MaxamedGudoomiyaha xiriirka kubada cagat gobalka Banadir Maxamed CabdiBashiir oo ah madaxa Futsalka Gobalka Bnaadir iyo sidoo kale MaxamedCabdi Maxamed Gudoomiye ku xigeynka xiriirka ciyaraaha fudud eeGobalka Banadir ahna Gudoomiyaha isboortiga degamad Hodan.


Ugu horeyn waxaa ka hadalay Maxamed Cabdi Jeele ( Macalin Katiinbo) oo u mahad celiyay dhamaan ciyaartooydii da,a kala duwnaa ee ka sooqeyb gashay tartanka inta uu socday iyo sidoo kale maamulkaisboortiga degmada xamar jajab oo ugu hambiliyeeyay qaabkii wacnaa ay iskugu soo abaabuleyn ciyaartooy da,dooda intaa ay la ig tahay , in ayiskugu keenaan garoonka degamada Xamar JaJab waxa uuna sidooo kale sheegay in degamada Xamar Jajab ay mudantahay in ay ku daysadaa degmooyinka kale.


Ugu dambeyn waxaa qubdaha soo xiray Haaruun Cabdi Maxamud oo ah Gudoomiyaha xiriirka kubada cagta Gobalka Banadir oo sheegay in degmada Xamar Jajab ay u heleyntahay soo saarida ciyaartooy da,yar oo xirfad wangsan ku leh ka ciyaarista kubada cagta kuwaas oo rajo
wanagsan ka qab in mar un ay xertaan finaanda Xulka Qaranka.


Garoonka aayaa martigeliyay ilaa saddex kulan kulankii kowaad waxaa kuwada ciyaaray kooxha Horseed iyo Dekedaha ciyarata ayaa waxa ay ku soo idlaatay 2-1 ay gush ku raacday wiilasha Dekedaha.

Kulanlkii labaad waxaa is foodsaaray kooxaha juunyarta Israac iyo Rajab waxaana labada koox ay soo bandhigeyn ciyaar aad loo jecleysto balse waqtiigii loogu talagalay ciyaarta waxa ay ku soo idlaatay 4-2 ay guusha ku racaday wiilasha da,yarta Israaca. Kulankii ugu dambeeyay waxaa wada ciyaaryay ciyaartooyda da,dooda u dhaxaysa 16 jirada ee u kala ciyaarayay kooxaha Shaaric iyo Israac waxaan ciyaarta labad koox u soo daawasho tagay taageraayaal aad badan waxaana ciyarata waqtigii loogu talgalay ay ku soo idlaaty 5-3 ay guusha ku racaday wiilasha Israac , Kooxda Israac ayaa labad sane ugu dambeesay ku guulaysanaysay koobkii lagu qabanayy degmada Xamar JaJab
W/D:Maxamed Xuseen Qalinle
Email:qalinle39@gmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip