Nabaddon Cali Hiraabe''Dowladdu Yeyna Faraha la Galin Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe(Dhageeyso)

0
Saturday May 02, 2015 - 06:51:22 in Wararka by
  • Visits: 1380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nabaddon Cali Hiraabe''Dowladdu Yeyna Faraha la Galin Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe(Dhageeyso)

    Xili haatan ay Socoto Qaban Qabadda Maamul loo sameeynaayo Gobolada Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe ayaa waxaa Arinkasi ka Hadlay Qaar ka mid ah Waxgaradka kazoo Jeedda Goboladaasi Midkood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili haatan ay Socoto Qaban Qabadda Maamul loo sameeynaayo Gobolada Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe ayaa waxaa Arinkasi ka Hadlay Qaar ka mid ah Waxgaradka kazoo Jeedda Goboladaasi Midkood
Nabaddoon oo ka Mid ah Waxgaradka kasoo Jeedda Gobolka shabeelada Dhexe oo Wwarbaahinta la Hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ay Tahay Waxu Farxo in Maamul Loo sameeyo Labdaasi Gobol

Gobolada Hiiraan iyo Shabeeladda Hoose ayaa waxaa ay Haatan Yihiin Goboladda Maamul la’aanta ah Marka Laga Taggo Gobolka Banaadir oo ah Xarunta Dalka

Waxaa uu DowladaFederaalka ah ee Soomaaliya ugu Baaqay in ay Gacan ka Geeysato Sameynta Maamulkaasi oo ay Adeecdo Rabitaanka Dadka Degga Labdaasi Gobol

Magaalooyinka Muqdisho iyo Baladweyn ayaa waxaa Horay uga Dhacay Kullamo Looga Arinsanayay Sidii Maamul Loogu Sameeyn Lahaa Gobolada Hiiraan iyo Shabeeladd Dhec
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip