Dhageeyso:-Xasan Shiikh''Garoowe Wax aan aniggu kusoo Saxiixay ma Jiraan''

0
Thursday May 07, 2015 - 08:18:40 in Wararka by
  • Visits: 862
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Xasan Shiikh''Garoowe Wax aan aniggu kusoo Saxiixay ma Jiraan''

    Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaaa sheegay in aysan jirin wax heshiis ah oo uu la gaaray Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaaa sheegay in aysan jirin wax heshiis ah oo uu la gaaray Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya.

Xasan Sheekh wuxuuna Carrabka ku adkeeyay in wixii u baahan Fulin iyo qabanqaabin oo Maamullada Gobollada ah ay Xukuumaddu ku shaqo leedahay, dhanka Sharciyadana uu Baarlamaanka Federal-ka ah u dhisanyahay.

Madaxweynaha ayaa yiri "Muddooyinkan waxaan maqlayay, ama xataa Fariimo la iigu soo dirayey Dalku waxaa uu maraya halkii uu taagnaa 2011-kii, wax Heshiis ah oo dan gaar ah oo aan la Galay maamul Goboleed ma jiro, kaliya waxaan isla Fahanay in Maleyshiyaadka la qarameeyo, lana dhiso Ciidan Qaran oo uu dalku yeesho oo mideysan,.

Xasan shiikh Mxamuud Waxaa oo Intaasi ku Daray in Madaxda Maamul Goboleedyadda iyo Asiggu ayna Jirin Heshiis Ay Wadda Saxiixdeen Balse Waxaa Ay isla Garteen ay tahay in Dalkaani Dooraasho ka Dhacdo

Magaaladda Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland Shir Dhawaan Lagu soo Gabagabeyay ayaa waxaa ay Siyaasiinta Soomaaliyeed Qaarkood waxaa ay kasoo saareen Dhaliilo Gooni ah


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip