Ronaldo oo looga baaqay Jaban, & Maldini oo Rajo Wanaagsan ka muujiyay Hanashada Scudetto “Serie A”

1
Sunday August 03, 2008 - 11:53:54 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ronaldo oo looga baaqay Jaban, & Maldini oo Rajo Wanaagsan ka muujiyay Hanashada Scudetto “Serie A”

    Ronaldo oo looga baaqay Wadanka Jaban, Ciyaaryahanka Qandaraaskiisa uga dhamaaday Naadiga AC Milan ee Ronaldo ayaa Codsi ka helaaya Naadiga Kubadda Cagta ah ee Wadanka Jaban “Mega Kashima Antlers”

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ronaldo oo looga baaqay Wadanka Jaban, Ciyaaryahanka Qandaraaskiisa uga dhamaaday Naadiga AC Milan ee Ronaldo ayaa Codsi ka helaaya Naadiga Kubadda Cagta ah ee Wadanka Jaban “Mega Kashima Antlers”


Ronaldo ayaa rajeynayaa in uu mar labaad Garoomada ku soo noqdo kahor sanadka cusub ee 2009, kadib markii uu ka soo bogsaday dhaawac ka soo gaaray Jilibka sandki hore.

Mega Kashima Antlers ayaa usoo bandhigtay Ciyaaryahanka Qandaraas inuu lajoogo inta kadhiman Noloshiisa sidaas waa qortay Jariidada Sport.

31 Jirkaan ayaa lagu wadaa in uu Safiir ka noqdo Naadigaas kadib marki uu xirto Kabaha Naadigaas.

Weeraryahanki hore ee Kooxaha Inter, Milan iyo Real Madrid ayaa kasban doono 7 Milion oo bound hadii ay u suuro gasho Heshiiskaas.

Zanetti oo u kordhiyay Qandaraaska Naadigiisa Inter Milan

Naadiga Kubadda Cagta ee Inter Milan ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo  qandaraas cusub oo ay la saxiixatay Kabtankooda Zaneti.

Jariidada Sky Italia ayaa sheegtay in uu shalay Qalinka ku duugay Heshiis gaaraya illaa 2011.

Waxaan rabaa inaan ku guuleysano Scudetto “Serie A” Sidaa waxaa Yiri Paulo Maldini

Ciyaaryahanka Caanka ah ee Naadiga Ac Milan Maldini ayaa ku faraxsan ku soo laabashada Ciyaaraha isagoo sheegay inuu ku guuleysan doono Xili Ciyaareedkan.

Naadiga Milan uu guul daro kala kulantay Naadiga Savile Koobka lagu magacaabo Rusian Railways Tournment, Inkastoo Maldini uu la kulmay dhaawac dhowr mar.

Ciyaaryahanka No 3 aad uga ciyaaro Naadiga Milan ayaa sheegay inuu aad ugu ciyaari doono Xili ciyaareedkaan.

Aad ayaan ugu faraxsanahay ku soo laabashada Garoomada sidaa waxaa yiray 40 jirka Naadiga Milan.

Ulajeedkayga waxaa waaye sanadkaan inaan ku guuleysano Horyaalka iyo Koobka Uefa ah kaa soo noo ah mid muhiim.

Inkastoo aan doortay Labo Koob  laakin taasi waa xeelad aan u leenahay Hanashada Koobabka inkastoo aanan wali qaadin Eufa Cup xooga ayaan saari doonaa.

  Hassan Omar Osman (Jaana)
xasanjuungal@hotmail.com  Email:-
  Tel:- 5541199
Warsheekh, Muqdisho

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip