War Deg Deg ah Dagaallo ka Curtay Hiiraan

0
Wednesday June 03, 2015 - 09:14:46 in Wararka by
  • Visits: 913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah Dagaallo ka Curtay Hiiraan

    Sidda ay Warqabadka Warsheekh Ee Magaalada Muqdisho y Xaqiijiyeen Dadka Deegaanka ayaa waxaa ay sheegayaan in Halkaasi ay ka Qarxeen Dagaal Beeleedyo Xoogan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidda ay Warqabadka Warsheekh Ee Magaalada Muqdisho y Xaqiijiyeen Dadka Deegaanka ayaa waxaa ay sheegayaan in Halkaasi ay ka Qarxeen Dagaal Beeleedyo Xoogan

dagaalka ayaa waxaa ay Wararka sheegayaan in uu ka Bilaawday Deegaanka Deefoow Ee Dulleedka magaaladda Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan Kaasi oo la isku adeegsanaayo Hubka Nuucyadiisa kalla duwan

Wararka Waxaa ay intaasi ku Darayaan in dagaalku uu Yimid ka dib Markii la isku Qabsaday Dhul Daaqsimeed Halkaasi Ku Yaal Lamana Igga Qasaaraha Rasmigga ah Ee Dagaalkaasi ka dhashay

Deefoow ayaa sidaani oo kalle Waxaa Tiro Dhowr jeer ah Ugga dhacay Dagaal Kan la Xariiro oo aan wali Xal Rasmi ah lagga gaarin


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip