Afar kamid ah Saraakiishii loo heestay Weerarkii Hotel SYL Oo La Siidayay

0
Tuesday June 16, 2015 - 17:06:30 in Wararka by
  • Visits: 1280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afar kamid ah Saraakiishii loo heestay Weerarkii Hotel SYL Oo La Siidayay

    Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada darajada koowaad Xasan Cali Shuute ayaa sheegey in maxkamadda ay wax dambi ah ku weysey Afar Sargaal oo oo lagu tuhmay in ay wax ka ogaayen weerarkii Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho, kaas oo dhacay 22-kii bishii Jana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada darajada koowaad Xasan Cali Shuute ayaa sheegey in maxkamadda ay wax dambi ah ku weysey Afar Sargaal oo oo lagu tuhmay in ay wax ka ogaayen weerarkii Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho, kaas oo dhacay 22-kii bishii Janaayo 2015, ayaa xoriyadoodiina dib loo siiyey.

Afartaan Sargaal ayaa kami ahaa 11 sargaal oo oo horray Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u xirtay tuhun ku aadan in ku lug lee yihiin Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee lala beegsaday Hotel SYL.

Saraakiisha ayaa kala ah Gaashaanle Dhexe Maxamed Daahir Cabdulle oo ahaa taliyaha saldhigga booliiska Hodan, Labo Xiddigle Mahad Cabdi Cumar, Xasan Daahir Maxamed iyo Waliba Kormeere Seddexaad Axmed-Qadar Maxamed Xasan.

Hase ahaate Maxkamadda ciidamada ayaa horey usii deysey saraakiil kale oo isla falkani loo xirey.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip