Magacyada Ragii lagu dilay Weerarkii Degmada Baardheere Ee G.Gedo(Akhriso).

0
Tuesday June 23, 2015 - 10:09:52 in Wararka by
  • Visits: 1493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada Ragii lagu dilay Weerarkii Degmada Baardheere Ee G.Gedo(Akhriso).

    Warsaxaafadeed kazoo Baxay Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Waxaa Lagu Faah-faahiyay Weerar Qorsheeysan oo ay Ciidamadda Nisa ka Fuliyeen Gobolka Gedo Gaar Ahaan Magaalada Baardheere

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxaafadeed kazoo Baxay Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Waxaa Lagu Faah-faahiyay Weerar Qorsheeysan oo ay Ciidamadda Nisa ka Fuliyeen Gobolka Gedo Gaar Ahaan Magaalada Baardheere
Hay’adda Nabad sugidda ayaa Waxaa ay shaacisay in ay Weerarkaasi ku Dishay Xubno muhiim u ahaa Al-shabab kuwaasi oo qeybo kalla Duwan ka shaqeeynayay Unna Qaabilsanaa

Hay’adda ayaa shaacisay xilalka Saraakiisha Shirka ku lahaa Baardheere oo ay duqeeyeen hase ahaatee ma aysan sheegin magacyadooda, waxaana ay kala yihiin.

Madaxda Siyaasadda iyo Xiriirka Gobolada Xarakada Al Shabaab

Madaxa Jabhadda Al Shabaab ee howlgallinta Dagaalyahanada Kooxda

Madaxa Maxaabiista Xabsiyada Al Shabaab

Waaliga Al Shabaab ee gobolka Gedo

Warka Kasoo baxay Nissa ayaa Waxaa Lagu sheegay in Howlgalkaani uu u Jawaab ahaa Weerarada Al-shabab ka geeysatay Qeybo ka mid ah Dalka

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip