Gudoomiyaha leego oo ka Hadlay Baxsad oo Wanllaweyn ku tagay

0
Monday June 29, 2015 - 08:13:03 in Wararka by
  • Visits: 2133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha leego oo ka Hadlay Baxsad oo Wanllaweyn ku tagay

    Degmada leego Ee Gobolka shabeeladda Hoose oo ay Maalmo ka Hor Xoog Kulla wareegeen Al-shabab ayaa Waxaa ay Wararku sheegayaan in ay Haatan dib Ugu soo Laabatay Gacanta Dowladda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada leego Ee Gobolka shabeeladda Hoose oo ay Maalmo ka Hor Xoog Kulla wareegeen Al-shabab ayaa Waxaa ay Wararku sheegayaan in ay Haatan dib Ugu soo Laabatay Gacanta Dowladda
 


Guddoomiyaha Degmada Leego Abuukar Al Caddaala ayaa Waxaa uu sheegay in ay Ciidamaddu Dib ugu Laabteen leego

Guddoomiyaha oo qudhiisa ka baxsaday Degmaasi Jimcihii ayaa Habeen hore Lug ku yimi Degaanka Yaaq Bari weyne ee hoos taga Degmada Wanllaweyn.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in isaga ku xigeenkiisii iyo Rag kale ay dileen Al-shabab isagana ay 24 Saacadood ku qaadatay in uu Yaaq bari Weyne tago.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip