Koox Somaliyeed Oo U soo gudubtay Semifinal Koobka Kubadda Cagta Ee Dhalinyarada Caalamka Oo kasocda Norway(Norges Cup). "Sawiro"

0
Friday July 31, 2015 - 18:26:50 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3096
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koox Somaliyeed Oo U soo gudubtay Semifinal Koobka Kubadda Cagta Ee Dhalinyarada Caalamka Oo kasocda Norway(Norges Cup). "Sawiro"

    Koobka Kubadda Cagta Ee Dhalinyarada Caalamka Oo kasocda Norway(Norges Cup) ayaa waxa ka qeyb galaya Koox Somaliyeed Oo Maanta U soo gudubtay Semifinal Kadib markii ay 1-0 Kaga badiyeen Xulka Brazil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Koobka Kubadda Cagta Ee Dhalinyarada Caalamka Oo kasocda Norway(Norges Cup) ayaa waxa ka qeyb galaya Koox Somaliyeed Oo Maanta U soo gudubtay Semifinal Kadib markii ay 1-0 Kaga badiyeen Xulka Brazil
 Waxaa Ciyaar aad u kulul isaga hor yimid Koox ka socotay Soomaalia kunool dalka Norway gaar ahaan dhalinyaro isasoo abaabushay ee lamagac baxday Waryaa Stars kuwaasi oo ciyaar kulul la yeeshay dhalinyaro kasocotay dalka Brazil.

Ciyaarta oo aad u adkeed ayaa gaba gabadi waxa ee kusoo idlaatay 1 iyo 0 oo ee guushu ku raacday dhalinyaradi Soomaaliyeed ee ku ciyaareysay magaca Waryaa Stars.

Kooxda Soomaalida oo si aad ah isu soo adkeesay ayaa loo filayaa in ee soo gaarto kulanka kama dambeesta ah ee koobkaan iyadoo sidoo kale maamulka kooxdaani ee ka dalbadeen Soomaalida kunool dalka Norway gaar ahaan magaalada Oslo iney soo camiraan garoonka xiliga ee kooxdaan dheeleyso si ee dhiiro gelin ugu noqoto dhalinta Soomaaliyeed ee magaca iyo sharafta Soomaalida kor uqaadeeso.

Xafiiska Shabakada Warsheekh Oslo.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip