(Sawiro)Mungaab Oo Lagu Soo Dhaweyay Dalka Swiss Kulana Laqaatay Dhigiisa

0
Saturday August 15, 2015 - 08:51:30 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1771
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Sawiro)Mungaab Oo Lagu Soo Dhaweyay Dalka Swiss Kulana Laqaatay Dhigiisa

    Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Xamar Ge. Hassan Husein Muungaab oo safar shaqo kujooga wadanka Switzerland ayaa wuxuu maanta kulan la yeeshey oo qaabiley dhigiisa Duqa Magaalada Baden Mr.Geri Müller ahna xubin katirsan Baarlamaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Xamar Ge. Hassan Husein Muungaab oo safar shaqo kujooga wadanka Switzerland ayaa wuxuu maanta kulan la yeeshey oo qaabiley dhigiisa Duqa Magaalada Baden Mr.Geri Müller ahna xubin katirsan Baarlamaanka Federaalka Dalkaan Swiss.

Wefdiga Gudooomiyaha Maamulka Gobolka ayaa waxaa kamid ahaa, kuxigeenkiisa Maxamed Ahmed Diiriye, madaxa dhinaca siyaasada ee xafiiska mamulka gobolka banaadir Taakooy & Madaxa Xafiiska Maamulka gobolka Banaadir Eng. Mohamed Nur Hassan.

Wafdiga Gudoomiyaha ayaa ugu dambeyntii la kulmi doona Masuuliyinta Wasaradda Arimaha Dibadda Dalkaasi Swistzerland iyaga oo ka wada hadli doona Xoojinta Xiriirka Soomaaliya iyo Swiss.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa Sidoo kale kulan la qaadan doona Soomalaida ku noolDalkaasi si uu ugu dhiirrigaliyo In ay ka qeybqaataan dib u dhiska iyo Maalgashiga dalka Soomaaliya kadib markii Muqdisho ay ku talaabsatay Nabad iyo Degganaasho sababtay in uu Caalamkii dib ugu soo laabtay soomaaliya

Wafdiga Gudoomiyaha ayaa ugu dambeyntii la kulmi doona Masuuliyinta Wasaradda Arimaha Dibadda Dalkaasi Swistzerland iyaga oo ka wada hadli doona Xoojinta Xiriirka Soomaaliya iyo Swiss.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip