WAR DEG DEG: nin dooran doorta maxaa utireen dad kase maxaa udimbaajiseen

0
Saturday August 15, 2015 - 13:06:46 in Wararka by Maxamud Sh: Axmed
  • Visits: 2094
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG: nin dooran doorta maxaa utireen dad kase maxaa udimbaajiseen

    Waxaa soo idlaatay Doorashadii goordhow ka bilaabatay Magaalada Kismaayo ee xarunta GobolkaJubada Hoose kaasi oo ay ku tartamayeen 4 musharax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa soo idlaatay Doorashadii goordhow ka bilaabatay Magaalada Kismaayo ee xarunta GobolkaJubada Hoose kaasi oo ay ku tartamayeen 4 musharax.
War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in doorashada uu ku guuleystay Hogaamiyihii hore ee Maamulka Jubnaland Axmed Madoobe oo isaga helay Codkii ugu badnaa.

Baarlamaanka Jubbaland ee wax doorayay ayaa ahaa 75-xildhibaan waxaana codkooda dhiibtay ilaa 74-Xildhibaan halka Xildhibaan kalana uu kamaqnaa madasha doorashada.

Waxaa Magaalada Kismaayo hada ka socda Mashxarad iyo dabaaldagyo ay sameenayaan taageeyaasha Hogaamiyaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe, waxaana markii la sheegay inuu isaga guuleystay Kismaayo ka bilaabaty Rasaas oo loogu dabaaldagaayo.

Hoos ka aqriso qaabka ay u kala cod badnaayen Musharaxiinta


Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo helay (68 cod)

Hilowle Aadan Maxamed (2 cod)

Cismaan Xuseen Feyruus (2 cod)

Maxamed Cismaan Yuusuf (0)

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip