Hogaamiyaal Katirsan Shabaab Oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Dowlada

0
Monday August 17, 2015 - 08:40:29 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyaal Katirsan Shabaab Oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Dowlada

    Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Dowladda ee ku sugan halkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Dowladda ee ku sugan halkaasi.

Saraakiisha Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in Saddex kamid ah Al-shabaab oo uu ku jiro Amiir ka tirsan Shabaab uu isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga Dalka ee jooga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Saraakiisha u hadshay Ciidanka Jooga Degmada Baardheere ayaa intaa raaciyay in si weyn loo soo dhaweeyay Dagaalyahanadaasi ka tirsan Shabaab ee isku soo dhiibay Ciidamada Milatariga Soomaaliyeed.

Dhanka kale Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda ee ku sugan Gedo ayaa Qorsheynaya in ay la wareegayaan Deeganada Shabaab ay Gobolka ka joogaan.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip