Alshabaab oo nolosha ku qabatay ciidamo katirsan AMISOM (Warbixin)

0
Wednesday September 09, 2015 - 13:36:49 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alshabaab oo nolosha ku qabatay ciidamo katirsan AMISOM (Warbixin)

    Ururka al-shabaab ayaa shaaciyay ineey gacanta ku hayaan askar u dhalatay dalka Uganda oo nool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka al-shabaab ayaa shaaciyay ineey gacanta ku hayaan askar u dhalatay dalka Uganda oo nool.


Bayaan kasoo baxay kooxda lagu daabacay warbaahinta ku hadasha afkooda, ayaa lagu sheegay in kooxda ay nolol ku hayso tiro askar ah oo u dhalatay Uganda, kuwaasoo maxaabiis ahaan loogu qabtay dagaal todobaadkii hore ka dhacay deegaanka Jannaale ee G/shabeelaha Hoose.

Afhayeenka kooxda C/casiis Abuu Muscab, ayaa sheegay ineey nolosha ku hayaan maxaabiis Ugandes ah, kuwaasoo ay kusoo qabteen dagaalkii ka dhacay Jannaale.

Abuu Muscab waxa uu sheegay in maxaabiista ay Caafimaad qabaan, balse ma sheegin tirada

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip