Dagaal Maanta Ka Dhacay Duleedka Degmada Balad-xaawo

0
Friday November 27, 2015 - 16:13:28 in Wararka by Axmed Abukar
  • Visits: 1164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Maanta Ka Dhacay Duleedka Degmada Balad-xaawo

    Wararka ka imaanaya Degmada Baled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Duleedka degmada ay Saaka Aroortii ku Dagaalamen halkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Degmada Baled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Duleedka degmada ay Saaka Aroortii ku Dagaalamen halkaasi.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo ku seejeeda dhanka degmada Ceelwaaq ay jidka u galeen Dagaalameyaal ka tirsan Shabaab .

Dagaalka ayaa Sababay Dhimasho iyo Dhaawac soo kala gaaray,inkastoo aan la heyn Dadka rasmigaa ee ku dhintay dagaalka.

Al-shabaab iyo Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya wali kama hadlin Dagaalka ka dhacay Degmada Baled-xaawo ee Gobolka Gedo.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip