"Qaxootiga ha la deymiyo lacagta nolosha"

0
Sunday April 10, 2016 - 00:48:46 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2405
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Qaxootiga ha la deymiyo lacagta nolosha"

    Xisbiga Dhexe (Centerpartiet) ayaa isbuucaan soo jeediyay fikrad cusub oo haddii ay qaataan xisbiyada kale si weyn wax uga badalaysa qaabka ay Sweden u qaabisho qaxootiga. Gudoomiyaha xisbiga Annie Lööf ayaa soo jeedisay in halkii qaxootig

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Dhexe (Centerpartiet) ayaa isbuucaan soo jeediyay fikrad cusub oo haddii ay qaataan xisbiyada kale si weyn wax uga badalaysa qaabka ay Sweden u qaabisho qaxootiga. Gudoomiyaha xisbiga Annie Lööf ayaa soo jeedisay in halkii qaxootiga la siin lahaa lacag bilaash ah, in la deymiyo lacagta ay ku noolaanayaan labada sanno ee ugu horeysa wadanka.

Qorshahaan ayaa la mid ah nidaamka ardada lagu deymiyo lacagta ay bixiso CSN. 72% lacagta qofku uu ku noolaanayo ayaa deyn ah inta kalena ay tahay deeq. Qorshaha xisbiga C ayaa ah in qofka qaxootiga ah la siiyo muddo 72 bilood ah in uu lacagtaasi isaga bixiyo isla markaana uu bixiyo ribo saaran lacagtii la deymiyay.

Xisbiga ayaa sheegay in haddii qorshahaan la dhaqan-galiyo in dowlada ay u baaqanayso lacag gaaraysa 16 bilyan oo karoon.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip