Madaxweynaha Iyo Ra'iisul Waraasaha Oo Maanta Gortagay Xildhibaanada Baarlamaanka

0
Thursday May 19, 2016 - 13:19:29 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1022
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Iyo Ra'iisul Waraasaha Oo Maanta Gortagay Xildhibaanada Baarlamaanka

    Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta hortagay Golaha Baarlamanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta hortagay Golaha Baarlamanka Soomaaliya.


Madaxda dalka ugu sarraysa ayaa lagu wadaa iney mudanaasha kala hadlaan sidii loo dar dargelin lahaa ansixinta suurto gal nimada doorashooyinka dhici doona daba yaaqada sanadkan 2016-ka.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa horay ugu soo gudbisay Golaha Baarlamanka qorshaha dadejinta doorashooyinka,taas oo uu ku yimid dib u dhac markii uu muran ka dhashay qaabka loo wajahayo sharciyada doorashooyinka Augost 2016-ka.

Waxaana la sheegay madaxda dalka ugu sareysa iyo xildhibaanada Baarlamaankakulankan ay yeelanayaan in uu qaadanayo waqti badan maadaama laga wada hadlayo arimaha doorashada 2016-ka iyo sidii loo dadejin lahaa.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip