Dagaal Xalay Ka Dhacay Degmada Ceel-waaq

0
Thursday May 26, 2016 - 11:15:11 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Xalay Ka Dhacay Degmada Ceel-waaq

    Wararka ka imaanaya Magaalada ceel-waaq ee gobolka gedo ayaa waxa ay shegayaan in maanta halkaas uu ka dhacay dagaal xoogan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Magaalada ceel-waaq ee gobolka gedo ayaa waxa ay shegayaan in maanta halkaas uu ka dhacay dagaal xoogan.

Dagaalka ayaa waxaa u dhaxeeyay Ciidanka Dowlada Soomaaliya iyo ururka Al Shabaab.

wararka ayaa sheegaya in dagaalkaasi uu sababay Khasaaso isugu jira dhimashao iyo dhaawac oo soo gala gaaray Dhinacyada ku dagaalamay Magaalada Ceel-waaq.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip