Dhagax dhigi Isbitaalka Degmada Warsheekh oo aan loo kala harin (Sawiro).

0
Monday June 27, 2016 - 20:02:07 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhagax dhigi Isbitaalka Degmada Warsheekh oo aan loo kala harin (Sawiro).

    Xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxa maanta lagu qabtay munaasabad lagu dhagax dhigaayay isbitaalka degmada Warsheekh iyadoo munaasabadaas ee kasoo qeybgaleen qeybaha kala gedisan ee bulshada reer Warsheekh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxa maanta lagu qabtay munaasabad lagu dhagax dhigaayay isbitaalka degmada Warsheekh iyadoo munaasabadaas ee kasoo qeybgaleen qeybaha kala gedisan ee bulshada reer Warsheekh.

Mashruucan maanta la dhagax dhigay ayaa waxaa maalgelintiisa iyo hirgelintiisaba ku deeqay Jaaliyada reer Warsheekh ee fadhigoodu yahay dalka Talyaaniga iyadoo sidoo kale jaaliyada ee garab taageero maaliyo iyo talaba ka heleeso jaaliyadaha kale ee reer warsheekh ee Yurub iyo Ameerika.

Waxgaradki ka qeybgalay munaasbadi maanta ayaa ku ammaanay qurba joogta degmada doorka iyo taageerada ay ka geysaneyso dib u dhiska iyo soo nooleynta adeegyada bulshada ee degmada.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip