Ahlusuna Waljameeca Oo Cafis U Fidisay Maxaabiis

0
Sunday July 03, 2016 - 09:52:28 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1651
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ahlusuna Waljameeca Oo Cafis U Fidisay Maxaabiis

    Maamulka Ahlu Sunna ee gobolada Dhexe ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya loogu baahan yahay in Maamulkooda ay ula dhaqmaan sida Maamulada kale ee Dalka ka jira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Ahlu Sunna ee gobolada Dhexe ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya loogu baahan yahay in Maamulkooda ay ula dhaqmaan sida Maamulada kale ee Dalka ka jira.

Madaxweynaha Maamulka Ahlu Sunna ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir ayaa Waxa uu sheegay in Maamulka Ahlu Sunna muhiim ay tahay In la siiyo isla markaana uu helo xuquuqda ay leeyihiin Maamulada kale ee dalka ka jira.

Waxa uu sidoo kale faah faahin ka bixiyay Maxaabiis uu Maamulka Ahlu Sunna cafis u fidiyay kuwaasi oo ku jiray Xabsiyada Maamulka Ahlu Sunna.

Shalay ayay ahayd markii Madaxweynaha Maamulka Puntland uu cafis u fidiyay Maxaabiis ku jirtay Xabsiyada Magaalooyinka Puntland ay maamulaan.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip